Sheekada Runtu Waa Xal dhab ah, Qeybta 9aad,

(Qeybtii-9-aad) ''Waayahay ee bal noo wad sheekada'' ayay tiri Haboon. ''Galab galbaha ka mid ah'' intey tiri Marwo Suleeqo oo koobkii shaagi ahaa ay gacanta...

Sheekada Runtu waa xal dhab ah, qeybta 8aad

Qeybta 8aad ''Wallee waa run dhibaatada ka weyn maxay tahay gurigaaga oo duma..? ayay tiri Naagtii kale oo iyaduna cabsi ka muuqato. '' Fool xumada...

Sheekada Runtu waa xal dhab ah, qeybta 7aad

Qeybta 7aad "Alla Nasiib Xumadeydaa maalintaasi...!! ayay tiri Naagtii kale iyadoo ay wejigeeda ka muuqato cabsi." Intey Marwo Suleeqa ilko cadeysay ayay halkii ka waday...

Sheekada Runtu waa xal dhab ah, qeybta 6aad

Qeybtii 6-aad. ''Markii labaad ee aan sigtay wax sidaas u weyn ma ahayn maalintaa..?'' ayay hadalkii ku bilowday Marwo Suleeqa, ''sida caadada ii ahayd maalinta...

Sheekada Runtu waa xal dhab ah, qeybta 5aad

Qeybtii 5-aad. "Armuu la sheekeystay oo i warsaday gabadha, in aan baxo iyo in kale...?!….Haddii ay baxdo goormey soo noqotaa...?….Ma kuu sheegtay meesh ay aaday....?...

Sheekada Runtu waa xal dhab ah, qeybta 4aad

Qeybtii 4-aad. ''Cajiib.....! waxaan iska ilaalin jiray in Asxaabteyda ay ogaadeen in ley qabo..!'' ayuu yiri Cumar oo sheekada wax ka dhageysanayey, isagoo la yaaban...

Sheekada Runtu waa xal dhab ah, qeybta 3aad

Qeybtii 3aad. "Ninka aan ilmaha u dhalay, waa midka aan hada is qabnee, markii aan is guursaneynay waan cunaayey qaadka, Sigaarkana waan cabaayey, waxaana qaadka...

Sheekada Runtu waa xal dhab ah Qeybta 2aad.

Qeybta 2aad Markii cabaar la kala aamusnaa oo ay hablihii gowska ku bilaabeen qaadkii, ayaa Marwo Suleeqa si degan ku tiri: '' Ma leydin ku...

Ila Xanaaq: Sheeko yar, Xanaaq mise Qosol.

Sheekadan Yar waxaa Qorey: Abuukar Salaad Diiriye (Fareey) Waa habeen farxadeed oo xasuus mudan, waxeey is barteen gabar cabitaanka biyaha kulul ay uga dhigtay gabadha sanadka, waxaa...

Ila Qosol: Nimankii marqaanka ahaa…

Laba nin oo mirqaansan ayaa habeen madoow looga tagay god loo diyaariyey meyd..dhaxan daran oo jirtay daraadeed. labadii nin midna iilka ayuu galay.. midkii...
- Advertisement -

Latest article

Sheekada Runtu Waa xal dhab ah, Qeybta 11aad.

(Qeybta 11-aad) Dadkeyna sheekada dhageysanaayay dhamaanteyn waan wada Naxsaneyn,waxaan wada eegeynay Marwo Suleeq, annagoo ka sugeynay in ay sii wado sheekada si aan u...

Taariikhda Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil, qeybta 2-aad

Qeybta 2aad  Sanadkii 1974-kii waxaa loo bedelay Radio Hargeysa, isagoo loo magacaabay Guddoomiyaha Fanka W/Galbeed, wuxuuna bedelkaasi ka tiriyay ilaa Toddobo Gabay, sanad kaddibna wuxuu...

Sheekada Runtu Waa Xal dhab ah, qeybta 10aad

Qeybtii-10aad ''Waan isla gariiray...! dhulka oo dhanbaa ila dhaqaaqay...! hoosna waan uga jeestay anigoo aad isku koontaroolaya si uusan ii fahmin wiilka ila fadhiya...