Ila qosol: Nin jeclaadey naag uusan aqoon

0
935

Nin ayaa waxaa uu jeclaaday naag uusan aan aqoon balse baratay gargaarka deg degga ah..maalintii danbe ayuu daba galay.. waxaa uu arkay iyadoo la barayo sida wax loogu qabto dadka gargaarka Caafimaad u baahan..
intuu soo baxay ayuu ku sugay.. wadada ay soo marto.. markuu arkay ayuu is tuuray oo iska dhigay sidii qof naqas ku dhagay oo kale.. dabadeedna naagtii ayaa afka afka u galisay..oo xabadkana xabadka u saartay ..

jaceylka
Wuxuu iska dhigo qof suuxsan oo kale ayaa naagtii waxaa ay xagga danbe ka dareentay wax jag jag ka siinaya mise waa xubintii ragga ee ninka suuxsan..
Alla hoogayoo. ba’ayey iyadoo leh ayey meeshii ka carartay.
Waxaa Qorey:
Abuukar Salaad Diiriye (Fareey)