Ila Xanaaq: Sheeko yar, Xanaaq mise Qosol.

0
2030

Sheekadan Yar
waxaa Qorey:
Abuukar Salaad Diiriye (Fareey)
Waa habeen farxadeed oo xasuus mudan, waxeey is barteen gabar cabitaanka biyaha kulul ay uga dhigtay gabadha sanadka,
waxaa laga soo wada baxay mid ka mid ah Hoteelada Magaaladda Muqdisho..
wada sheekeysi gaaban kadib waxaa la wada tagay geedo hoostood.. markii danbase waa la is macasalaameeyey..
Ninkii habeenkii oo dhan waxaa uu wataa findhicil. ilkaha ayuu ka saarayaa hilib uusan ogeyn goortuu cunay..
nasiib darro maalin kadib ayuu u tagay gabadhii ay is barteen mise biijo ayey afka ku leedahay, waana halka uu ka soo raacay Hilibka.. Kuyeh afkaanoow i dishay adna is haligtey..

waxaa Qorey:
Abuukar Salaad Diiriye (Fareey)