Turuufo: Ninkii Bootaalaha ahaa & turuufadii uu gabadha ku xirey

0
2061

Waa gabar qurux alle u hibeeyey.. waxaa jeclaaday nin fool xun balse caqli badan .. lama hadlo ee maalin kasta waxaa uu agteeda ku sameeyaa waxyaabo qalbigeeda ku soo noq noqda sida lacag badan oo doolar been abuur ah oo uu horteeda ku tirsado..
Maalintii danbe kuyeh qoftaan haddaan helo waxaan ku qorI Lahaa sabar looga gurigeyga qasriga ah.. kuteh waa kugu qaatay.. intuu soo waday ayuu tusay guri qurxoon oo uu hal bil kireystay dabadeedna warqadda lahaanshaha oo been ah u sameeyey.. naagtii ayuu siiyey oo dabadeed kala wareejintiina u geeyey mid ay saaxiibo ahaayeen oo Xafiis kala wareejinta guryaha ku lahaa Wada jir.. waxeey macaashto iska daayee kun dollar ayey hoos u macaashtay.. naagnimadeediina waa ku weyday..
Afadii reer magaalka ahayd ee la soo dardaray 2 bilood kadib ayaa si run ah u eegtay Odaygeeda kuteh..yaa kaa fool xun.. Madoobe wallee naag waa yaqaaan.
Waxaa Qorey Abuukar Salaad Diiriye.