Goormuu Qofka Tebaa Hasaawe/ Shukaansi?.

0
961

Hasaawe/ Shukaansi, sida la rumeysan yahay Wuxuu Qofku tebaa marka uu madaxa geliyo ama jirsado da’da 15-aadka, xilligaas oo loo yaqaan xilliga Biseyska.
Xilligaas Qofka waxa uu tebaa Kelinimo iyo in ay wax iska bedeleen dabecadiisa ama dabecadeeda.
Gabdhuhu maadaama ay ka xishood badan yihiin wiilasha, Hasaawahooda/ Dhedeysgooda, wuu ka dib dhacaa xilliga ka wiilasha, laakiin marka ay mudanayaasha banaanka yimaadaan oo ah xilliga ay caadada u bilaabanto, is bedel baa ku dhaca, wax beyna tabtaa.

Alldulqaadka.com