Ila Qosol: Sheeko dhex martey nin iyo Xaaskiisa…. ISMaandhaaf.

0
799

Haweeney/ Naag ayaa iyadoo xanaaq daran uu hayo ninkeeda Taleefac ka wacdey, markii uu qabteyba waxay ku Bilowdey: “Ku aawey xayawaanyahoow geesaha leh…”
Ninkiioo yaaban ayaa ugu jawaabey: “Xabiibti ma taqaan meesha dahabka lagu iibiyo ee aad shalay igu tiri Faraantigaas ayaa I cajabiyey….”
Intii uusan Hadalka dhameystirin ayay ka dhex gashay warkii, kuna tiri: “ Haa Xabiibti Ilaah ha ii kaa dhaafo, Yaa Cumrii…. Yaa Xayaatii, Yaa Nafsii, waa nafisay….” Waxay u heysataa in dalabkeedii dahabka ahaa in uu ku maqa yahay inuu u sheegayo, Wuxuuse ugu jawaabey: “Tima jaraha ku dhegen ayaan joogaaa” intaas isla markii afkiisa ay ka sii dhamaanayeenba, waxay isu daba dhigtey: “Duli baad tahay, Dabaal Doqon….”.
Waxaa Qorey: Mohamed Ali Mohamud