coollogo_com-195796

Dulqaadka TV, Waa warbaahin Madax banan oo ay hergeliyeen xirfadlayaal warbaahineed oo Soomaali ah, si ay u soo gudbiyaa macluumaad isugu jira, Maqal, Muuqaal iyo Qoraalba, kuna saleysan baaris iyo hubin, si loo helo macluumaad la rumeysan karo.
Wuxuu soo gudbinayaa Sheekooyin Qoraal, Maqal iyo Muuqaal leh oo ay diyaariyeen qorayaal magac ku leh bahda saxaafada Soomaalida, kuwaasi oo loogu talo galay in lagu hormariyo luuqada iyo qoraalka Farta Soomaaliga, laguna xoojiyo hiddaha iyo dhaqanka.
Wuxuu aruurinayaan tariikhda dalka, dadka, dhaqanka, suugaanta iyo Suugaanyahanka.
Xarunta Dulqaadka TV waa Muqdsho, balse wuxuu wakiilo ku leeyahay gobolada dalka iyo qaar ka mid ah dalalka Caalamka.